Wasiirad Fowsiya oo shaacisay tirada dadkii ugu dambeeyey ee laga helay COVID-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Puntiland 25, Somaliland 19, gobalka Banaadir 17 iyo Koonfur Galbeed 12. Bukaannada cusub 51 ayaa rag ah 22-na waa haween. 1,357 xaaladood oo COVID-19 ah … Continue reading Wasiirad Fowsiya oo shaacisay tirada dadkii ugu dambeeyey ee laga helay COVID-19